Ciidamada Godod iyo Gacnafale ee Mudug oo la kormeeray (dhegayso)

Ciidamada Godod iyo Gacnafale ee Mudug oo la kormeeray (dhegayso)

Agaasimaha guud ee Wasaarada gaashaandhiga ee Soomaaliya ayaa Daljir uga waramay socdaal maanta isaga iyo maamulka gobolka Mudug , degmada Gaalkacyo iyo nabadoono ay ku tageen deegaanka Gacnafale iyo Godod ee bariga magaalada Gaalkacyo oo ay ku suganyihiin ciidamo katirsan dowladda Puntland.

Saraakiisha ayaa sheegay socdaalkooda inuu la xiriiro wacyigelin kusaabsan dhanka nabad galyada deegaanka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com