Ciidamada dowladda iyo Al-shabaab oo ku dagaalamaya Naasahablood-2,Muqdisho

HomeWararka

Ciidamada dowladda iyo Al-shabaab oo ku dagaalamaya Naasahablood-2,Muqdisho

Ciidamada dowladda faderaalka ee Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa ku dagaalamaya iminka gudaha hotelka Naasahblood2 ee magaalada Muqdisho, halkaasi

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Rabshado kadhacay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer

Ciidamada dowladda faderaalka ee Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa ku dagaalamaya iminka gudaha hotelka Naasahblood2 ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo caawa weerar lagu qaaday.

Weerarka ayaa lasheegayaa inuu ku bilowday qarax, kadibna ay xigeen rasaas iyo bambooyin.

Dadka ugu badan ee waxyeelada soo gaartay ayaa ah dad shacab oo wadada marayay, waxaana weerarkan ku geeriyooday inta la xaqiijiyay todobo ruux inta hadda lahayo, khasaaraha oo dhamaystiran ayaan wali la ogaan karin goobta oo ay xireen ciidamada ammaanka loona diiday warbaahinta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: