Ciidamada dowladda faderaalka ee Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa ku dagaalamaya iminka gudaha hotelka Naasahblood2 ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo caawa weerar lagu qaaday.
Weerarka ayaa lasheegayaa inuu ku bilowday qarax, kadibna ay xigeen rasaas iyo bambooyin.
Dadka ugu badan ee waxyeelada soo gaartay ayaa ah dad shacab oo wadada marayay, waxaana weerarkan ku geeriyooday inta la xaqiijiyay todobo ruux inta hadda lahayo, khasaaraha oo dhamaystiran ayaan wali la ogaan karin goobta oo ay xireen ciidamada ammaanka loona diiday warbaahinta.
Dhigaal Cusub
« Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)
« Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)
Dhigaal Duug ah
Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir Caabudwaaq (dhegayso) »
Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir Caabudwaaq (dhegayso) »