Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir oo howlgallo ku soo qabtay Rag ku eedaysan falal kala duwan.

HomeWararka

Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir oo howlgallo ku soo qabtay Rag ku eedaysan falal kala duwan.

Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir ayaa howlgallo kala duwan ka sameeyay degmooyin ka tirsan Magaalada Muqdisho, iyaga oo kusoo qabtay dad lagu eedee

XULASHADA DALJIR | DEEQO LADAN BASHIIR
Kulan looga hadlayaay Arrimaha doorashooyinka oo Muqdisho kadhacay (dhegayso)
Dowladda oo beenisay iyo kenya & Soomaaliya ay heshiis ka gaareen khilaafka badda

Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir ayaa howlgallo kala duwan ka sameeyay degmooyin ka tirsan Magaalada Muqdisho, iyaga oo kusoo qabtay dad lagu eedeeyay inay geysteen falal kala duwan.

Taliska qeybta guud ee Booliiska gobolka banaadir gaar ahaan saldhiga Booliiska dharkeynley ayaa gacan kusoo dhigay eedeysane fal dil u geystay wiil yar eedeysanaha waxa uu ka tirsan yahay ciidanka xooga dalka, waxaana Boolisku ay sheegeen in la hor geyn doono caddaalada

Dhinaca kale taliska qeybta guud ee Booliiska gobolka Banaadir gaar ahaan saldhiga Booliiska wadajir ayaa gacan kusoo dhigay eedeysane kamid ah ciyaal weerada degmadaas, kaas oo watay Tooreey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: