Boosaaso: Booliska oo qabtay khamir qarsoodi lagu soogalin rabay (Sawirro)

HomeWararka

Boosaaso: Booliska oo qabtay khamir qarsoodi lagu soogalin rabay (Sawirro)

Taliska qeybta Booliska gobolka Bari ayaa ku guulaystay iney gacanta ku dhigaan Khamri farbadan oo laga keenay dlka Itoobiya,Waxaan fududeeyy soo galinta khamrigan Askar ka tirsan ciidamada Booliska gobolka sida lagu daabacay barta Facebook ee ciidamada Booliska gobolka Bari. Diiwaanka Wararka Radio Daljir.com Sawiiro.

XULASHADA DALJIR | FAADUMO DEGGAN DAAHIR | BOSAASO
Warka Fiidnimo iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Shacabka Magaalada Garoowe oo ka hadlay dhul boob lagu hayo dhulka Dawladdu leedahay (dhegayso)

Taliska qeybta Booliska gobolka Bari ayaa ku guulaystay iney gacanta ku dhigaan Khamri farbadan oo laga keenay dlka Itoobiya,Waxaan fududeeyy soo galinta khamrigan Askar ka tirsan ciidamada Booliska gobolka sida lagu daabacay barta Facebook ee ciidamada Booliska gobolka Bari.

Diiwaanka Wararka
Radio Daljir.com

Sawiiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: