Shacabka Magaalada Garoowe oo ka hadlay dhul boob lagu hayo dhulka Dawladdu leedahay (dhegayso)

Shacabka Magaalada Garoowe oo ka hadlay dhul boob lagu hayo dhulka Dawladdu leedahay (dhegayso)

Shacabka iyo Waxgaradka magaalada Garowe ee caasumada dawlada Puntland ayaa baaq  u diray Madaxwaynaha Dawladda Puntland ku aadan inuu wax ka qabto dadka boobka ku haya dhulka Dawladdu leedahay.

Jaamac Maxamuud Ciise ,Cabdulqaadir Faarax Muuse iyo Muxubo Maxamuud Yuusuf oo kamid ah bulashada Puntland ayaa sheegay in dhulkii ay daganayd hay’adda Puntland uqaabilsan dhinaca biyaha ee Passweyn Inay doonayaan inay si sharci darro ah u gataan dad Ganacsato ah dhulkaas Dawladeed .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com