Category: Wararka

1 951 952 953 954 955 2,819 11436 / 33825 POSTS
Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Boosaaso. https://soundcloud.com/user- [...]
BOSAASO: Ganacsatada Bosaaso & Dowladda oo ku heshiyeey in dib loo furo goobaha Ganacsiga

BOSAASO: Ganacsatada Bosaaso & Dowladda oo ku heshiyeey in dib loo furo goobaha Ganacsiga

Ganacsatada Bosaaso & Dowladda oo ku heshiyeey in dib loo furo goobaha Ganacsiga sido kalena la socodsiiyo lacagta Shiling Somaaliga ah | Wariye Maxam [...]
Ra’iisul Wasaaraha oo ku baaqay in laga qeyb qaato dib u dhiska Xaruntii Gaheyr ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha oo ku baaqay in laga qeyb qaato dib u dhiska Xaruntii Gaheyr ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo goob-joog u ahaa munaasabad lagu soo bandhigayay naqshadda cusub e [...]
Axmed Qoorqoor oo amray in la xareeyo guddigii doorashada Galmudug

Axmed Qoorqoor oo amray in la xareeyo guddigii doorashada Galmudug

Guddigii doorashada lagu muransan yahay ee Galmudug ayaa saaka la xareeyay, iyagoo ku biiray tababarka saaka Guddiyada doorasho ee heer dowlad gobolee [...]
Madaxweynayaasha Itoobiya & Kenya oo xariga ka jaray waddo laami ah

Madaxweynayaasha Itoobiya & Kenya oo xariga ka jaray waddo laami ah

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata ayaa Maanta siwadajir ah xariga uga jaray Wadada laamiga ah Ee Mooyaale oo [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Ku soo dhawaada Barnaajimka Ciyaaraha ee radio Daljir oo maalin kasta ka baxa dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya marka laga reebo maalinta Jimcaha [...]
MADAXWEYNAHA OO WARBIXIN KA DHEGAYSTAY GUDDIGA DIB-U-HABEYNTA SHAQAALAHA DOWLADDA.

MADAXWEYNAHA OO WARBIXIN KA DHEGAYSTAY GUDDIGA DIB-U-HABEYNTA SHAQAALAHA DOWLADDA.

uddiga dib-u-habeynta Shaaqalaha Dowladda oo isugu jira Wasaaradda Maaliyadda, Wasaaradda Shaqada, iyo Shaqaalaha iyo Madaxtooyada. Guddigan ayaa l [...]
Kulan lagu dhiirrigelinayay maalgashiga shisheeye oo lagu qabtay magaalda Muqdisho

Kulan lagu dhiirrigelinayay maalgashiga shisheeye oo lagu qabtay magaalda Muqdisho

Xafiiska Dhiirigelinta Maalgashiga [SOMINVEST] ee ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa casho Sharaf u sameeyay [...]
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo digniin Culus u diray dad uu ku sheegay inay burburinayaan Hormarka Muqdisho

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo digniin Culus u diray dad uu ku sheegay inay burburinayaan Hormarka Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) oo xalay ka hadlayay munaasabad ka dhacday degmada Shibis ayaa [...]
Dowladda oo soo bandhigaysa qorshe cusub oo lagu la dagaalamayo Musuqa

Dowladda oo soo bandhigaysa qorshe cusub oo lagu la dagaalamayo Musuqa

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo garsoorka Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa sheegay in ay bilaabayaan qorsho lagula dagaal [...]

Saaka & Dunida iyo Ficil Burkud, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Wariye [...]
1 951 952 953 954 955 2,819 11436 / 33825 POSTS