Category: Wararka

1 948 949 950 951 952 2,826 11400 / 33901 POSTS
Australia: Wiil soomaaliyeed oo toogasho lagu dilay

Australia: Wiil soomaaliyeed oo toogasho lagu dilay

Booliska gobolka Queensland ee dalka Australia ayaa shalay bartamaha magaalada Brisbane ku toogtay wiil Soomaali oo 22 jir ahaa. Wiilka ay Ciidanka [...]
Qaramada Midoobe iyo Itoobiya oo ka wada hadlay xaalada qaxootiga ku sugan waqooyiga dalkaas

Qaramada Midoobe iyo Itoobiya oo ka wada hadlay xaalada qaxootiga ku sugan waqooyiga dalkaas

Wafdi ka socda he’yadda qaxootiga Qaramada Midoobey ee UNHCR ayaa gaaray magaalada Adis Ababa si ay dowlada Itoobiya ugu booriyaan badbaadinta dadka q [...]
Ra’iisul Wasaare Rooble oo casho Sharaf loogu sameeyay Cadaado

Ra’iisul Wasaare Rooble oo casho Sharaf loogu sameeyay Cadaado

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay magaalada Cadaado uga qeyb galay casho Sharaf loo sameeyay [...]
Saaka & Dunida iyo Xasan heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xasan heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xar [...]
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe [...]
Guddoomiyaha Gobalka Bari oo soo dhaweyeey go’aankii wareejinta Degmadda Taariikhiga ah ee Xaafuun

Guddoomiyaha Gobalka Bari oo soo dhaweyeey go’aankii wareejinta Degmadda Taariikhiga ah ee Xaafuun

Qoraal ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha gobalka Bari Cabdisamad Abwaan ayaa lagu shegay in Maamulka gobalka Bari uu tageerayo go'aanki Golaha wasiir [...]
Warka Fiidnimo iyo Ficil Burkud, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Ficil Burkud, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Wariye Ficil Abshir oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bosaaso. https://soundcloud.co [...]
Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Jubbaland?

Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Jubbaland?

Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada oo ay kasoo qeyb galeen Xubnaha golaha [...]
Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyey Degmada Cadaado

Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyey Degmada Cadaado

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Cadaado ayaa si weyn lo [...]
BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 9aad)

BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 9aad)

BADBAADI NAFTAADA oo ka qaybqaado barnaamijka BADBAADO,Barnaamjka waxaa maanta marti ku aha, Sheekh Maxamuud Xaaji oo ah guddoomiyaha waddada Ceeldaah [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axme [...]
Midowga Musharixiinta oo sheegay in guryahooda ciidamo la dul dhigay

Midowga Musharixiinta oo sheegay in guryahooda ciidamo la dul dhigay

Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa ay qoraal deg deg ah kasoo saareen xaalada Maanta ee Magaalada Muqdisho iyo Ciidamo [...]
1 948 949 950 951 952 2,826 11400 / 33901 POSTS