Midowga Musharixiinta oo sheegay in guryahooda ciidamo la dul dhigay

HomeWararka

Midowga Musharixiinta oo sheegay in guryahooda ciidamo la dul dhigay

Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa ay qoraal deg deg ah kasoo saareen xaalada Maanta ee Magaalada Muqdisho iyo Ciidamo

Wacaal Darey ah: Kiiskii Caasho Ilyaas oo la soo gaba gabeeyay iyo eedeesanayaashii oo dil lagu xukumay
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe ( dhegayso | daawo )

Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa ay qoraal deg deg ah kasoo saareen xaalada Maanta ee Magaalada Muqdisho iyo Ciidamo ay sheegeen in la dul-dhigay Xarumaha qaar ee Musharixiinta.

Qoraalkooda aya musharixiinta waxaa ay ku cambaareeyeen Ciidamo ay sheegeen qaarkood la dul-dhigay xeritaanka wadooyinka qaar ee Muqdisho ay xireen Ciidamada dowladda, iyaga oo ka digay in ujeedooyin Siyaasadeed loo adeegsadao Ciidamada Qaranka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: