Category: Wararka

1 903 904 905 906 907 2,819 10860 / 33825 POSTS
Madaxweyne Qoorqoor iyo James Swan oo ka wada haday doorashada Soomaaliya (daawo)

Madaxweyne Qoorqoor iyo James Swan oo ka wada haday doorashada Soomaaliya (daawo)

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Xarunta Madaxtooyada Dhuusamareeb ku qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay u [...]
Garoowe: Dhakhaatiir u dhashay dalka Shiinaha (China) waxna ku daaweeya nidaamka Daawo Dhaqameedka Shiinaha ayaa ka shaqo bilaabay Garoowe (daawo)

Garoowe: Dhakhaatiir u dhashay dalka Shiinaha (China) waxna ku daaweeya nidaamka Daawo Dhaqameedka Shiinaha ayaa ka shaqo bilaabay Garoowe (daawo)

Dhakhaatiir u dhashay dalka Shiinaha (China) waxna ku daaweeya nidaamka Daawo Dhaqameedka Shiinaha ayaa ka shaqo bilaabay magaalada Garoowe. warbix [...]
Iskutashi Bulsho: Deegaanada Wargaduud iyo Suuban, Waxaa lagu dhisya xarumo caafimaad (daawo)

Iskutashi Bulsho: Deegaanada Wargaduud iyo Suuban, Waxaa lagu dhisya xarumo caafimaad (daawo)

Iskutashi Bulsho Deegaanada Wargaduud iyo Suuban ee degmada GODOBJIIRAAN | Waxaa lagu dhisay xarumo caafimaad oo Hooyada iyo Dhalaanka ah | Wasiiro iy [...]
Wasiir Beyle:  “Waxaa maanta noo furmaya shir looga hadlayo amniga iyo Maalgelinta dalka” (daawo)

Wasiir Beyle: “Waxaa maanta noo furmaya shir looga hadlayo amniga iyo Maalgelinta dalka” (daawo)

Wasiirka maaliyada DFS Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ka hadlaayay qodobada shirka looga doodi doono ayuu sheegay in ujeedku uu yahay in laqiyaaso la [...]
Howlgalo ka socda Muqdisho

Howlgalo ka socda Muqdisho

Ciidamada ammaanka Dowlada Soomaaliya ayaa ka bilaabay caasimada dalka ee Muqdisho howlgalo lagu adkeynayo amniga kadib markii ay kordheen dilalka iyo [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya Wariy [...]
DHAGAXBUUR & HASHII GAROWO EE KAFANTA LOO TOLAY!

DHAGAXBUUR & HASHII GAROWO EE KAFANTA LOO TOLAY!

Hasha Garowo maxay ahayd, xaggee se ka timid? Maxaa se kafanta loogu tolay oo sida dadkii loogu aasay? Waa sheekadii Hasha Garowo iyo warbixintu wariy [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo [...]
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
Guddoomiyaha gobalka Gedo oo kormeeray xeryo ciidan

Guddoomiyaha gobalka Gedo oo kormeeray xeryo ciidan

Guddoomiyaha gobolka Gedo Axmed Buulle Gareed 'Canjeex' ayaa maanta kormeeray xero tababar ciidan oo ku taalla Doolow oo ah degmo ka tirsan gobolka Ge [...]
RW ku xigeenka DFS oo shir muhiim ah ka daahfuray  Magaaladda Muqdisho

RW ku xigeenka DFS oo shir muhiim ah ka daahfuray Magaaladda Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirw [...]
1 903 904 905 906 907 2,819 10860 / 33825 POSTS