Category: Wararka

1 2,813 2,814 2,815 2,816 2,817 2,821 33780 / 33847 POSTS
Saaka & Dunida iyo Axmed Sh. Maxamed Tallman (Dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Axmed Sh. Maxamed Tallman (Dhegayso)

Bossaso – Mar kale iyo kulanti wanaagsan kuna soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Axm [...]

Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman (Dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman oo ka soo jeedinaya Daljir Boosaaso. H [...]
Baarlamaanka Soomaaliya oo loo Qaybiyey Mooshin ka Dhan ah Saldhigga Imaaraadka ee Berbera

Baarlamaanka Soomaaliya oo loo Qaybiyey Mooshin ka Dhan ah Saldhigga Imaaraadka ee Berbera

In ka badan 20 kamid ah mudanayaasha barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta barlamaanka usoo gudbiyey mooshin ay ka diyaariyeen saldhigga dowladda Imaaraa [...]
Warka Fiidnimo iyo Wariye Subeer Cabdi (Dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Wariye Subeer Cabdi (Dhegayso)

Gaalkacyo – Ku soo dhawaada warka fiidnimo oo caawa idin kaga imaanaya Daljir Gaalkacyo iyo wariye Subeer Cabdi. Hoos ka dhegayso http://zeno-de [...]
DHEGAYSO Midowga Yurub oo Lacag ugu Deeqay Soomaaliya

DHEGAYSO Midowga Yurub oo Lacag ugu Deeqay Soomaaliya

Ururka Midowga Yurub ayaa dowladda Soomaaliya ugu yaboohay 50 Milyan oo Pound oo lagu talagalay in wax looga qabto barakacayaasha iyo sidoo kale qaxoo [...]
Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal (DHEGAYSO)

Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal (DHEGAYSO)

Bossaso - Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda D [...]
Sawirro: Qarax ay Dad ku Dhinteen oo ka Dhacay Maqaayad ku Taal Muqdisho

Sawirro: Qarax ay Dad ku Dhinteen oo ka Dhacay Maqaayad ku Taal Muqdisho

Maqaaxi laga cunteeyo oo ku taala kasoo horjeedka Wasaaradda dhalinyarada iyo Cayaaraha ee Soomaaliya ku leedahay magaalada Muqdisho oo lagu magacaabo [...]
Qoysas Laga Gubey Guryohoodii oo Ka Barakacay Gobolka Sh. Dhexe (DHEGAYSO)

Qoysas Laga Gubey Guryohoodii oo Ka Barakacay Gobolka Sh. Dhexe (DHEGAYSO)

Boqolaal qof oo noolaa tuulooyin hoos taga degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ka barakacay deegaanadoodii kadib markii la gubay guryihii [...]
Dowladda Federalka ah oo Ka Hadashay Diyaaraddii Kenya Ku Leexisey Wajeer

Dowladda Federalka ah oo Ka Hadashay Diyaaraddii Kenya Ku Leexisey Wajeer

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay labo diyaaradood oo shalay lagu baaray Garoonka diyaaradaha ee degmada Wajeer, kuwaasi oo dad rakaab a [...]
DHEGAYSO-Howlgalo Ammaanka Lagu Xaqiijinayo oo Garoowe Ka Bilaabanaya

DHEGAYSO-Howlgalo Ammaanka Lagu Xaqiijinayo oo Garoowe Ka Bilaabanaya

Laamaha ammaanka dowladda Puntland ayaa magaalada Garoowe ka bilaabayo howlgalo ballaaran oo ammaanka lagu xaqiijinayo, sida ay xaqiijiyeen wasiirka a [...]
LeBron James, Cleveland Cavaliers, of Jabiyey Rikoorkii Kariim Cabdul-Jabbaar

LeBron James, Cleveland Cavaliers, of Jabiyey Rikoorkii Kariim Cabdul-Jabbaar

LeBron James wuxuu 788 ciyaarood oo isku xiga dhaliyey 10 dhibcood iyo ka badan, wuxuuna maanta dhaafay oo jabiyey rikoorkii Kariim Cabdul-Jabbar. Mar [...]

DHEGAYSO Saaka & Dunida iyo Maxamud Cabdi Ibrahim

Bossaso – Kulan wanaagsan kuna soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka daadihinaya Maxamud Cabdi Ibrahim. [...]
1 2,813 2,814 2,815 2,816 2,817 2,821 33780 / 33847 POSTS