Cali Khaliif oo Ka Hadlay Amar Ka Soo Baxay Puntland (DHEGAYSO)

HomeWararka

Cali Khaliif oo Ka Hadlay Amar Ka Soo Baxay Puntland (DHEGAYSO)

Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Gallaydh ayaa ka jawaabey amar dhowaan ka soo baxay madaxweyne ku-xiegenka Puntland Eng Cabdixakiin Cumar Camey oo waraysi uu siiyey Daljir ku sheegay in Buuhoodle aysan ka degi karin diyaarad aan ogolaansho ka haysan Puntland. HOOS KA DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/58fd903b0401003d0e28d397/Cali-Galaydh.mp3

Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
MUQDISHO | mid kamid ah raga xoolaha qala oo muqdisho lagu dilay
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Gallaydh ayaa ka jawaabey amar dhowaan ka soo baxay madaxweyne ku-xiegenka Puntland Eng Cabdixakiin Cumar Camey oo waraysi uu siiyey Daljir ku sheegay in Buuhoodle aysan ka degi karin diyaarad aan ogolaansho ka haysan Puntland.

HOOS KA DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • maxamed siciid 7 years ago

    ali farax waa shaqsi ku haboon inuu madax ka noqdo maamul madaxbanaan hadii uu ogolaasho ka helo dawlada somaliya
    somaliya waxa ay qaadatay dumuqraadiga fedralka waxayna kusocotaa inay gaadho meel ay isku filaato ninweliba wuxuu heli doonaa saamigiisa

DISQUS: