Site icon Radio Daljir

Cali Khaliif oo Ka Hadlay Amar Ka Soo Baxay Puntland (DHEGAYSO)

Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Gallaydh ayaa ka jawaabey amar dhowaan ka soo baxay madaxweyne ku-xiegenka Puntland Eng Cabdixakiin Cumar Camey oo waraysi uu siiyey Daljir ku sheegay in Buuhoodle aysan ka degi karin diyaarad aan ogolaansho ka haysan Puntland.

HOOS KA DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/58fd903b0401003d0e28d397/Cali-Galaydh.mp3?_=1
Exit mobile version