CABDIWALI GAAS: XAALKA MUSTAQBAL EE DALKA IYO XASARADDA SIYAASADEED EE WELI TAAGAN  (Waraysi)

HomeWararka

CABDIWALI GAAS: XAALKA MUSTAQBAL EE DALKA IYO XASARADDA SIYAASADEED EE WELI TAAGAN (Waraysi)

Soomaaliya oo dawladnimadeed tahay mid federaal ah, muddo dheer xukun wuxuu ahaa mid qori isku dhiib ah, tashina loo galo, lana hirgeliyo hannaan door

SENATOR CABDISAMAD ABWAAN&BALANQAADKIISA REER QANDALA (DAAWO)
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya dhiggiisa dalka Masar
Xulashada Daljir & Cumar Lakiman iyo Daljir Garoowe (dhegayso)

Soomaaliya oo dawladnimadeed tahay mid federaal ah, muddo dheer xukun wuxuu ahaa mid qori isku dhiib ah, tashina loo galo, lana hirgeliyo hannaan doorasho oo isla ogal ah.

Doorkaan arrimuhu sidaasi waa ay ka duwanyihiin, ma jiro is faham siyaasadeed oo madaxda dalka meel u yaalla, xilligii doorasho loo madlanaana waa la dhaafay, sidoo kalena cimrigii xileed ee hay’adaha dastuuriga ah iyo madaxda hoggaamisana waa dhammaaday, waana xaajo ugub ah marka loo fiiriyo xilliyadii doorasho iyo xukun la kala wareegid kuwii ugu dambeeyey.

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waa madaxweynihii hore ee Puntland, marna soo noqday R/wasaaraha Soomaaliya, wareysi gaar ah oo uu siiyey warbaahinta Daljir, ayuu Cabdiweli Cali Gaas ku sharraxayaa xaalka dalka iyo xasaraddda siyaasadeed iyo kala maanduwanaan ee weli taagan.
Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: