Cabdirixiin Ciise Caddow oo loo magacaabay Wasiirka Maaliyadda ee Hirshabeelle

Cabdirixiin Ciise Caddow oo loo magacaabay Wasiirka Maaliyadda ee Hirshabeelle

Madaxweynaha Dowad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cali Cabdi Nuur, Isagoo xilka Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Hirshabeelle u Magacaabay Mudane Cabdiraxiin Ciise Cadoow.

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa Mudane Cabdirixiin u rajeeyey inuu si hagar la’aan ah u guto waajibaadka loo igmaday.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com