Cabdiraxmaan Cabdishakuur: “Wixii Farmaajo laga diiday laga yeeli Maayo Rooble.” (Daawo)

HomeWararka

Cabdiraxmaan Cabdishakuur: “Wixii Farmaajo laga diiday laga yeeli Maayo Rooble.” (Daawo)

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Muqdisho ayaa ka hadlay xubnihii 34 ahaa ee la saaray ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaare Rooble aan laga yeeli doniin waxyaabihii lagu diiday Madaxweyne Farmaajo. Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa warbixintan soo jeedinaya.

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Qarax Kadhacay Gobolka Jimma ee Wadanka Itoobiya
Maxay kawada hadleen Taliye Xijaar & Sheekh shariif?

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Muqdisho ayaa ka hadlay xubnihii 34 ahaa ee la saaray ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaare Rooble aan laga yeeli doniin waxyaabihii lagu diiday Madaxweyne Farmaajo.

Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa warbixintan soo jeedinaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: