Cabdirashiid Janan & Mas’uuliyiin kale oo abaabul xoogan ka wada Gobolka Gedo

HomeWararka

Cabdirashiid Janan & Mas’uuliyiin kale oo abaabul xoogan ka wada Gobolka Gedo

Wasiirkii hore ee Amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan, Xildhibaan Senoter Fartaag iyo mas’uuliyiin kale ayaa kulan gaar ah ku

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Xaalka caafimaad ee wasiirka dib-u-dhiska Puntland oo ah mid wanaagsan shil kaddib

Wasiirkii hore ee Amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan, Xildhibaan Senoter Fartaag iyo mas’uuliyiin kale ayaa kulan gaar ah ku yeeshay degmada Doolow ee Gobolka Gedo.

Mas’uuliyiintaan oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa gobolka gedo ayaa kulankooda waxaa ay kaga hadleen xaaladda amni ee Gobolka Gedo iyo sidii loo bilaabi lahaa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Sidoo kale mas’uuliyiinta ayaa wadatashi dher ka yeelannay sidii Gobolka gedo looga abaabuli lahaa Ciidamada macawiisleyda si ay gobolka Gedo uga bilaabaan howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab si lamid ah Gobolada kale ee dalka.

Wasiirkii hore ee Amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan, Xildhibaan Senoter Fartaag iyo mas’uuliyiinta kale oo Gobolka Gedo dhinaca Kenya kasoo galay ayaa imaanshahooda Gobolka xiisad ay ka dhalatay, wallow hadda la xaliyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: