Cabdiqeybdiid oo Mar kale Senator loo doortay

HomeWararka

Cabdiqeybdiid oo Mar kale Senator loo doortay

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa cod gacan taag ah ugu codeeyay Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid, waxaana u codaysay 83 Xildhiba

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo ka hadlay Shaqsiyaadka Musuq Maasuqa sameeya (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Xildhibaan Dalxa oo dowladda faderaalka usoo jeediyay inay wax ka qabato xiisadda darbiga (dhegayso)

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa cod gacan taag ah ugu codeeyay Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid, waxaana u codaysay 83 Xildhibaan.
Musharaxii la tartamayay oo markii hore la ogaa in uu yahay musharax aan rasmi aheyn ayaa tanaasulay.

Kursigan ayaa ahaa mid uu Madaxweynaha Galmudug u xiray Senator Cabdiqeybdiid oo ku fadhiyay Afartii Sano ee lasoo dhaafay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: