Xildhibaan Dalxa oo dowladda faderaalka usoo jeediyay inay wax ka qabato xiisadda darbiga (dhegayso)

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo katirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay xiisadda ka dhalatay darbiga ay dowladda Kenya ka dhisayso Beledxaawo.

Isagoo waraysi siinayay wariyaha radio Daljir ee Muqdisho Cabduqaadir Irshaad ayaa waxaa sheegay dhismaha darbiga ay dowladda Kenya damacsantahay inay ku kala qaybiso gobolo xuduud beenaad uu u sameeyey Gumaystihii Ingiriiska ay tahay, mid dowladda faderaalka looga fadhiyo inay ka jawaabto oo ay wax ka qabato.

Hoos kadhagayso


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com