Caawa iyo Daljir, Salaasa ,March, 5, Axmed Nuur Ibraahim ‘Somali’ ( Daljir Boosaaso ).

Maxkamada Ciidamada Puntland oo xukun dil ah ku ridey rag ka tirsan Al-shabaab, Puntland oo kasoo horjeesatay in Soomaaliya laga qaado cuna qabataynta hubka, Ra’isal Wasaare Saacid oo la kulmay bulshada Caabudwaaq, Cuduro ka dilaacay gobolka Bari iyo Saraakiisha Buuhoodle oo beeniyey war kasoo baxay Somaliland

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0