HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, Sabti, Dec 29, Cabdirisaaq Cali Cabdi ‘Silver’ ( Daljir Galkacyo)

Tahriibayaal Soomaali ah oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay Libiya Safiirka Soomalida ee Libiya ayaanu waraysanay, Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey Wasiiru dawlayaal iyo Kuxigeeno, Nabadoon Yaasiin Cabdisamed iyo Maxaabiis la xirayd oo lasiidaayey, maamulka gobolka Nugaal oo ka hadlay siidaynta Nabadoon Yaasiin Cabdisamed, Wafti ka socdey Dawlada Federalka oo kusugnaa Kismaayo ayaa dib ugu laabtay Muqdisho, Shir lagaga hadlay amaanka gobolka Mudug oo ka dhacay Galkacyo.

Golaha Xukuumadda Jubbaland oo ka doodey sharciyeynta dhulka dowladda.
Caalamka oo Indhaha ku hayo Abaaro daran oo ku dhuftay Qaar kamid ah dalalka Afrika
Puntland oo ku gacansayrtay samaynta Shillin Somali cusub, kuna hanjabtay in ay ka hortagayso socodsiinteeda.

Tahriibayaal Soomaali ah oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay Libiya Safiirka Soomalida ee Libiya ayaanu waraysanay, Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey Wasiiru dawlayaal iyo Kuxigeeno, Nabadoon Yaasiin Cabdisamed iyo Maxaabiis la xirayd oo lasiidaayey, maamulka gobolka Nugaal oo ka hadlay siidaynta Nabadoon Yaasiin Cabdisamed, Wafti ka socdey Dawlada Federalka oo kusugnaa Kismaayo ayaa dib ugu laabtay Muqdisho, Shir lagaga hadlay amaanka gobolka Mudug oo ka dhacay Galkacyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: