Caawa iyo Daljir -Khamiis,Feb 21-2013, Khadar Cawl Ismaaciil ( Daljir Buuhoodle )

Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud oo la kulmay madaxa Hay’ada USAID, Sadex askari oo ka tirsan ciidamada Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya oo maanta dil toogasho ah lagu fuliyey, Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo tababar sharcidejinta ah maanta uga furmay Nairobi, iyo maamulka Khaatumo oo Somaliland ku eedeeyey gacansiinta Kooxo xagjir ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com