Caawa iyo Daljir, Khamiis Dec 27-2012, Khadar Cawl Ismaaciil ( Daljir Buuhoodle )

M/weyne Faroole oo kormeeray Jaamacadaha Boosaaso, Maamulka gobolka Nugaal oo ka hadla xariga Nabdoon Yaasiin Cabdisamed, Wafti ka socda Dawlada Federalka ah oo booqday Kismaayo, Jaamacadaha PSU iyo Gutenberg University oo iskaashi dhanka waxbarashadaha samaysanaya,Ahlusuna iyo Saraakiisha Dawlada oo kulan ku yeeshay Garbahaarey iyo Hawlgal amaan sugid ah oo ka dhacay Muqdisho.

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0