HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, isniin, March 11, 2013 , Cabdi Xasan Rooble ‘Awoowe’ Daljir Garoowe

Dawlada Federalka & Puntland oo kala saxeexday heshiis ka kooban 7 qodob, Waftigii Ra'isal Wasaare Saacid oo gaarey Galmudug, Wasaarada Maaliyada Soomaaliya oo sheegtay inay samaynayaa lacag cusub oo lagu bedelo shilin Soomaaliga, iyo waxgaradka Galgaduud oo soo dhoweeyey maamul DF u magacowday gobolkaasi.

DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada iyo Axmed Maxamed Nadiif.
DHEGEYSO-Isimo howlo nabadayn ah kawada magaalada Buuhoodle.
Ciid Mubaarak – Caalamka Islaamka oo maanta laga xusayo munaasabada Ciid al adhxa; Warar ku saabsan sidii looga ciiday gobollada Somaliya.

Dawlada Federalka & Puntland oo kala saxeexday heshiis ka kooban 7 qodob, Waftigii Ra’isal Wasaare Saacid oo gaarey Galmudug, Wasaarada Maaliyada Soomaaliya oo sheegtay inay samaynayaa lacag cusub oo lagu bedelo shilin Soomaaliga, iyo waxgaradka Galgaduud oo soo dhoweeyey maamul DF u magacowday gobolkaasi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: