Caawa iyo Daljir, Arbaca, April, 24, Axmed Maxamed Tallman (Daljir Garoowe)

Ciidamada Badda Puntland oo qabtay 90 badmaax iyo 5 doonyood oo sharcidaro kaga kaluumaysanayey Xeebaha Puntland, Madaxweynaha Puntland oo furay ololaha talaalka Puntland, Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka oo eedayn ujeediyey Xukuumadda Ra’isal Wasaare Saacid, Wafti ka socda UN ka oo gaarey Caabudwaaq.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com