Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa inoo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI).

Ka dhegayso barnaamijka caawa qodobo xiiso badan iyo gorfayn aad kaga dheragto arrimaha ka taagan Bariga Afrika.

Hoos ka dhegayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • rooble 5 years ago

    Somaliya waxay u baahantahay dib u heshiin dhab ah uma baahna afar siyaasi oo dhaha waan heshiinay waxaa loo baahan yahay hantida la kala haysto in la isu celiyo in la is caafiyo

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com