Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

HomeWararkaCAAWA & DALJIR

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Jeekey, Daljir Gaalkacyo (daawo)
Caawa & Daljir iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa inoo daadihinaya Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Qodobada ugu doorka roon barnaamijka caawa waxaa ugu horreeya qaraxa ismiidaaminta ee Bossaso; shil dimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay meel u dhexaysa Dangoroyo iyo Garoowe; iyo afduubka burcad-badeedda ee Gardafu.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • fadumo 7 years ago

    aad Baan usoo dhawaynayaa radio daljir isaga iyo shaqaalihiisa thanks dhamaan tiin

  • C.fitaax shiikh salaad jowle 7 years ago

    Daljir aad ayaa nooga haqab tirteen
    Wixi markaas dhaca qaasatan barnamijka caawa iyo daljir
    Waxaa ini ka cod sana na ina abdate nooga dhigtan haben kasta wixi so kor dho thnkz

DISQUS: