Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa Magaaladda Nairobi ee dalka Kenya, waxaana idiin daadihinaya Cabdinaasir Jeekey.
FAALLOOYIN & FALCELIN