Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Mar kale iyo kulanti wanaagsan dhegaystayaal! Hadana ku soodhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Daljir Bossaso caawaysinkan idin kaga soo jeedinaya aniga oo ah Axmed Shiikh Maxamed Tallman.

Wararka Caawa + Daljir ugu waaweyn waxaa kamid ah:

  • Xildhibaan Abshir oo sharraxaya sababta kalsooni-kala-laabashada Golaha Xukuumadda Gaas
  • Afkaarta siyaasiyiinta iyo dadweynaha ee kalsooni-kala-laabashada

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com