Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Bossaso (dhegayso)

HomeWararkaCAAWA & DALJIR

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossa

Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed ‘Tallman’, Daljir Bossaso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossaaso, waxaana idiin soojeedinaya Axmed Sheekh Maxamed (Tallman).

Barnaamijka waxa aan caawa ku falaanqaynaynaa oo aan idiin haynaa warbixinno ammaanka Bossaso iyo waliba kaladiristii Guddigii Maaliyadda DFS.

Hoos ka dhegayso Barnaamijka, oo kaga bogo wararkii ugu danbeeyey ee Geeska Afrika.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: