CAABUDWAAQ: Booliska oo gacanta  kusoo dhigay Nin maanta dil gaystay

HomeWararka

CAABUDWAAQ: Booliska oo gacanta kusoo dhigay Nin maanta dil gaystay

Ciidamada Booliska degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta kusoo dhigay Nin dil ka gaystay maanta magaalada. Ninkan ayaa rasaas ku fur

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Baydhabo Shir Goddoonka Barlamaanada oo Maalintii Labaad Socda (Sawiro)
Madaxweyne Farmaajo,”Argagixisada Waan Ka Guulaysanaynaa”

Ciidamada Booliska degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta kusoo dhigay Nin dil ka gaystay maanta magaalada.

Ninkan ayaa rasaas ku furay Nin kale oo ay is maandhaafeen kadibna ka baxsaday goobta sida ay Daljir u xaqiijiyeed dad goobjoogayaal ah.

Degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay kamid tahay degmooyinka ugu amniga wanaagsan degaannada Galmudug, balse mararka qaar waxaa ka dhaca dilal aanooyin qabiil la xiriira iyo dagaal beeleedyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: