C/raxmaan C/shakuur “Tuhunkii laga qabay dowladda Mareykanka maanta ayuu cadaaday”

HomeWararka

C/raxmaan C/shakuur “Tuhunkii laga qabay dowladda Mareykanka maanta ayuu cadaaday”

War qoraal ah oo uu soo saaray siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayuu u qornaa sidan:- Soomaalida inteeda badan labo arrimood ayaa isku qaban la’a.

FAALO: DOORASHADII PUNTLAND & SHEEKOOYINKII KUJIRAY (daawo)
Warka Fiidnimo iyo Iid Maxamed Gunre, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

War qoraal ah oo uu soo saaray siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayuu u qornaa sidan:-

Soomaalida inteeda badan labo arrimood ayaa isku qaban la’a.

1- awood sheegashada Dowladda Federaalka ah iyo itaalkeeda inta uu la egyahay.

2- Sababta ay beesha caalamka uga aamusantahay ku tumashada madaxda dowladdu ku tumanayaan Dastuurka, ku xadgudubka xuquuqda aadanaha, burburinta dowlad goboleedyada, colaad hurinta beelaha dhexdooda, weerarka mucaaradka, maadaama ay dowladdu ku taagan tahay cududda ciidan ee AMISOM iyo muruqa diblomaasiyadeed ee beesha caalamka.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0