BURTINLE: Dowladda Hoose oo qaati ka taagan Ariga iyo Dameeraha (dhegayso)

BURTINLE: Dowladda Hoose oo qaati ka taagan Ariga iyo Dameeraha (dhegayso)

Xoghayaha Dowladda Hoose ee degmada Burtinle Cawil Cabi Caagane oo nagu soo booqday Istuudiyha Daljir ee Burtinle ayaa sheegay in Dameeraha iyo Ariga magaalada ku sugan ay haleeyeen bilicdii iyo nadaafadaba magaalada.

Waxa uu faray dadka leh Ariga iyo Dameeraha iney xafitaan xoolahooda hadii ay suuroobi waydana talaabo sharciga waafaqsan ay dowladdu ka qaadi doonto.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com