Bulshadda Puntland oo lagu baaqay ka shaqaynta Amniga (dhegayso)

Bulshadda Puntland oo lagu baaqay ka shaqaynta Amniga (dhegayso)

Jaamac maxamuud jaamac ((yoolah)) oo ka mid ah dhalinyarada aqoonyahanka ah ee ka ku nool Punttland gaar ahaan Garoowe ayaa ugu baaqay bulshada Puntland inay iska kaashadaan ilaalinta amniga Puntland.

jaamac ayaa ciidanka ka dalbaday inay la yimaadaan qosrhe fiican oo dadku kla shaqeyn karo iyo jawi ay ku abuurayaan isfahan iyo kalsooni dhexmarta ciidanka iyo bulshada ay u adeegayaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com