Bulshada xaafada israac ee degmada Burtinle oo kaga cabanaya baahiyaha ka jira MCHka xaafada

Bulshada xaafada israac ee degmada Burtinle oo kaga cabanaya baahiyaha ka jira MCHka xaafada

Buurtinle: Kulan ay iusgu yimadeen qaybaha kala duwan ee bulshada xaafada israac ee degmada Burtinle ayaa waxay kaga cabanayeen MCHka Kulmiye oo ah MCHka xaafada oo aan helin adeegyadi caafimaadka waxayna ugu baaqeen Wasaarada Cafimaadka Puntalnd in wax laga qabto baahiyaha ka jira MCHka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com