Bosaaso: Ciidamada amniga oo fashilay qarax lagu aasay waddada bartamaha (dhegayso)

Bosaaso: Ciidamada amniga oo fashilay qarax lagu aasay waddada bartamaha (dhegayso)

Qaraxan ayaa ahaa miino dhulka lagu sii aasay xalay, waxaana u suurta gashay ciidamada amniga in ay fashiliyaan.

qaraxan ayaa loogu talagalay in la qarxiyo marka ay dadka suuqa u soo adeeg doontaan.

mamaulka gobolka bari ayaa ku eedeeyay qaraxan in ay ka dambeeyeen kooxda Daacish.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com