Boosaaso: Wiil dhalinyaro ah oo shaqo abuur ka sameeyay AFXIRKA

Boosaaso: Wiil dhalinyaro ah oo shaqo abuur ka sameeyay AFXIRKA

Wiil dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Boosaaso ayaa shaqo abuur ka sameeyay Afxirka. waxa uu agabkan Afxirka cudurka Covid-19 ka sameeyay wiilkan maro la tolay, wuxuuna sheegay in maalintii uu iibiyo boqol xabo. Waxa uu sheegay in halkii xabo uu dadka ka siiyo 0.5 Santi.

Maamulada Dugsiyada iyo Jaamacadaha ayaa Ardayda ku amray qaadashada afsaabka, ardayga aan wadana looma ogola in uu fasalka xiisad xaadiro.

Diiwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com