Boosaaso Shacabku waxay khaati ka taganyihiin dhalinyaradda mobelka furta (dhegayso)

Boosaaso Shacabku waxay khaati ka taganyihiin dhalinyaradda mobelka furta (dhegayso)

Boosaaso waxaa shacabka kunool khaati ka taganyihiin dhalinyaro xiliyadda habeenkii ah dadka moobelada ka furta,waaxaana ay noqotay arrintas mid shacabku si weyn uga walwalaan.

haddaba sidee arrintaas wax looga qaban karra yaase leh masuuliyadda sugidda amniga Boosaaso.

Warbixintan Wariye Iqro Aragsan ayaa Boosaaso kaso jeedinaysa

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com