Boosaaso: Puntland & Imaraadka oo daahfuray Wajiga 2-aad ee Mashruuca tamarta

Boosaaso: Puntland & Imaraadka oo daahfuray Wajiga 2-aad ee Mashruuca tamarta

Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Puntland Mudane Caarshe Maxamed Siciid iyo Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta ee Somalia Mudane Axmed Juma Al Rumaithi ayaa si rasmi ah u daahfuray wejiga koowaad ee mashruuca Koronto ka dhalinta cadceedda (Solar Power Plant) ee magaalada Boosaaso, kaasi oo ay maalgelisey Dowladda Imaaraadka.

Masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda,
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland, Maamulka Gobolka Bari, kan degmada Boosaaso, Agaasimaha Guud ee ciidamada PMPF, Isimada Gobolka Bari, Nabadoono iyo waxgaradka gobolka ayaa qayb ka ahaa munaasibadda wareejinta mashruuca.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com