Boosaaso oo laga daahfuray Barnaamijka Nalka Shid, Luuqa Xir, Geedna Beer (Daawo)

Boosaaso oo laga daahfuray Barnaamijka Nalka Shid, Luuqa Xir, Geedna Beer (Daawo)

Magaaladda Bosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland ayaa maanta laga hirgaliyeey Barnaamijka Nalka Shid, Luuqa Xir, Geedna Beer,iyaddo ay ka qayb galeen maamulka gobalka,kan degmadda iyo Saraakisha Amniga Bosaaso.

Wariye Bashiir Cumar Cali ayaa Warbixintan Faahfaahinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com