Boosaaso oo ku kujirta Xaalad go’doon ah (dhegayso)

Boosaaso oo ku kujirta Xaalad go’doon ah (dhegayso)

Magaalo ganacsiga Puntland ee Boosaaso ayaa kujirta xaalad go’doon ah kadib markii khudaarti imaan jirtay Puntland ay samayn xoogan ku yeesheen robabki ka da’ay Puntland kuwaas oo jaray qaar kamid ah waddooyinkii muhiimka ahaa.

Warbixintan Wariye Maxamuud Cabdi ibraahim ayaa diyaariyeey

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com