Boosaaso | Daladda Punsaa oo bulshada kulan u qabatay

HomeWararka

Boosaaso | Daladda Punsaa oo bulshada kulan u qabatay

Dallada Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland (PUNSAA) ayaa magaalada Boosaaso ku qabatay Kulanka Bulshada rayid iyo Golaha deegaanka bosaso kaasoo

Wiil Dhalinyaro ah oo ay Ciyaal weero kudileen Muqdisho
Guddoomiyaha G/banaadir oo Isbitaalka Digfeer ku booqday Gabar Xaaladeeda Caafimaad dalka wax looga qaban waayey
Kulankii madaxweyne Farmaajo iyo madaxda Xisbiyada oo la soo gaba gabeeyay

Dallada Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland (PUNSAA) ayaa magaalada Boosaaso ku qabatay Kulanka Bulshada rayid iyo Golaha deegaanka bosaso kaasoo lagu falanqeeyey door ka haweenka, Barakacayaasha iyo dadka baahiyaha gaaka ah qaba ay ku laahaayeen doorashadii golayaasha deegaanka ee Puntland ka dhacday.

Qaybaha kala duwan ee kasoo qaybgalay ayaa si qotodheer uga dooday heerarkii doorashada ay soomartay iyo kaalintii ay ku lahaayeen bulshada qaybaheeda kala duwan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: