Boosaaso: Barnaamij gaar ah Ka hortaga halista COVID19

Boosaaso: Barnaamij gaar ah Ka hortaga halista  COVID19

Halista COVID19 waa mid sii badanaysa bulshaduna waa kuwo inkiraya khatartan, barnaamijkan waa bilowga taxane wacyigelin ah, Save The Children ayaa soo gudbinaysa barnaamijka waxaadna kala socotaan warbaahinta Daljir.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com