Booliska Somaliland oo gacanta ku dhigay ruux dil geystay

HomeWararka

Booliska Somaliland oo gacanta ku dhigay ruux dil geystay

Ciidanka booliska ayaa war kasoo saaray dil ka dhacay magaalada Hargeysa , ciidanka booliska ayaa sidoo kale sheegay in ay gacana kusoo dhigeen eedeys

Garowe: Shirka maamul baahinta Puntland oo ka qabsoomay caasimada (Video)
MUQDISHO: beesha Absuge oo ka hortimid maamuus ka xayuubintii la sheegey in lagu sameeyey suldaanka beesha Wacaysle
XULASHADA DALJIR | DEEQO LADAN BASHIIR | BOSAASO

Ciidanka booliska ayaa war kasoo saaray dil ka dhacay magaalada Hargeysa , ciidanka booliska ayaa sidoo kale sheegay in ay gacana kusoo dhigeen eedeysanihii ka dambeeyay dilka.

Ciidanka Booliska JSL ayaa gacanta ku soo dhigay Eedaysane Baashe Faarax Cabdi oo ku Eedaysan in uu dilay Marxuum Jimcaale Rashiid Xasan ina Nuura Suudi oo 25 jir ah.

Eedaysanahan ayaa ku eedaysan ina ku dilay Marxuumka tooray Abaaro 2:30 Habeenimo ee Xalay kaasi oo kaga dhuftay qoorta, Dilkan ayaa ka dhacay Huteelka Niil Ee Magaalada Hargeisa.

Ciidanku waxa uu ugu baaqeen cid kasta oo isku dayda amni darro in ay gacan bira ku soo qaban donaan .

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: