BOOCAME: WADAHADAL baa Nabad lagu Hiigsadaa; Hormarna Iskutashi baa Horseeda (Taxanaha 2aad)

BOOCAME: WADAHADAL baa Nabad lagu Hiigsadaa; Hormarna Iskutashi baa Horseeda (Taxanaha 2aad)

WADAHADAL waa barnaamij bulsheed dhiirigalinaya horumarinta nabadda iyo iskutashiga bulsho ee ka tallaabaqaaday degmada Boocame, ayna horseed u yihiin bulshada deegaanku si loo kobciyo dhaqaalaha deegaanka iyo adeegyada bulsho ee asaasiga ah, tiirna ay nabaddu u tahay.

Hoos ka dhegayso Taxanaha 2aad ee barnamaijka WADAHADAL.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com