Biyo La’aan ka Jirta Deegaanka Xunbeys (dhegayso)

Biyo La’aan ka Jirta Deegaanka Xunbeys (dhegayso)

Degmada Xunbays oo ka tirsan qobolka Karkaar ayaa laga soo sheegayaa biyo la’aan baahsan. Dadka deegaankan ayaa u badan reer guuraa.

Faarax Yamani ayaa waraystay Cabdijabaar Axmed Cartan oo kamid ah odoyaasha dhaqanka ee deegaanka.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com