Biyo la’aan daran oo kajirta gobolka Gardafuu, ceelashii oo xumaaday (dhegayso)

Biyo la’aan daran oo kajirta gobolka Gardafuu, ceelashii oo xumaaday (dhegayso)

Guddoomiyaha gobolka Gardafuu Puntland Maxamud Axmed Caynab oo waraysi siiyay warbaahinta Daljir ayaa sheegay abaar raagtay inay kajirto gobolka oo dhaqaalihiisa ku tiirsanyahay kalluumaysiga iyo maydiga.

Waxaa uu sheegay ceelashii biyaha inay xumaadeen, halka roobkii la filayay uusan wali da’in.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com