Bixinta Canshuurta Dowliga ah iyo Hay’adaha Degan Garoowe (Waraysi Agaasimaha Dakhliga)

Bixinta Canshuurta Dowliga ah iyo Hay’adaha Degan Garoowe (Waraysi Agaasimaha Dakhliga)

Agaasimaha dakhliga dowlada hoose ee Garoowe Cabdirashiid Ciise Cabdi Dabayla-qore ayaa Bulshada Magaalada Garoowe ka Codsaday inay Bixiyaan Canshuurta Guryaha Iyo Mida Kale ee ku Waajibtay.

Dhanka kalena, agaasimaha ayaa waxa uu digniin kama dambaysa ah u diray dadka guryohooda ka kireeya Hay’adaha iyo hay’adaha degan guryahaasi oo uu sheegay inaysan bixin canshuuraha looga baahan yahay.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com