Beeralayda Gobalka Bari oo ka hadlay Suuq Xumo soo Wajahday dhegayso)

HomeWararka

Beeralayda Gobalka Bari oo ka hadlay Suuq Xumo soo Wajahday dhegayso)

Beeralayda deegaanka Qow ee gobolka Bari ayaa ka cabanaya qiima jab ku yimid Yaanyadii ka soo bixi jirtay Beeraha deegaanka kadib markii ay suuqa soo

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Madaxweynaha Ghana oo markale dib loo doortay
Warka Fiidnimo, cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Beeralayda deegaanka Qow ee gobolka Bari ayaa ka cabanaya qiima jab ku yimid Yaanyadii ka soo bixi jirtay Beeraha deegaanka kadib markii ay suuqa soo gashay Yaanyada ka timaada dalka Itoobiya,taas oo saamayn xoogan ku yeelatay.

C/qani Xasan waa Gudoomiyaha Beeralayda deegaanka Qow Radio daljir ayu waraysi siyeey isago ka hadlay Arrimaha Beeraha iyo suuqa oo ku xumaaday, waxa uu arimahaasi uga waramay wariye Xasan Heykal oo ugu horayn waydiyay xaalada wax soo saar ee deegaanka sida ay tahay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: