Beelihi ku dagalamay degaanka Megaagle oo Kulan wacyigalin ah loo qabtay (dhegaayso)

Beelihi ku dagalamay degaanka Megaagle oo Kulan wacyigalin ah loo qabtay (dhegaayso)

Gudiyada labada dhinac ee beelihii lagu heshiisiiyay deegaanka Meegaagle ayaa waxa ay degmada Burtinle ka wadaan kulamo wacyi galin ah oo lagu Xoojinayo heshiiskii lagu gaaray Meegaagle.

Nabadoon Xuseen C/raxmaan Xaaji Gudigii Nabadeynta Beelihii dhawaan lagu heshiisiiyay deegaankaasi Meegaagle oo ku sugan degmada Burtinle ayaa kulamadaasi Wacyigalineed oo ay bilaabeen ugawaramay waxa uu salka ku hayo , Wariye Xasan Heykal oo Bosaaso ku sugan .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com